Puntland oo War ka soo saartay go’aankii Rooble, Qoor-qoor iyo Guudlaawe (Akhriso)

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay soo dhaweynaysaa Warmurtiyeedyada ay soo saareen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Galmudug iyo Hirshabelle ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, waxaan Dowladda Koonfur Galbeed u rajaynaynaa in ay qaataan mowqifkaas la mid ah. Dowladda Puntland waxay ka xuntahay dhacdooyinka amni darro ee ka dhacay Magaalada … Continue reading Puntland oo War ka soo saartay go’aankii Rooble, Qoor-qoor iyo Guudlaawe (Akhriso)